Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ka qaybgalay soona xidhay shirkii xisbiga kulmiye ee shalay bilowday waxana madaxweynuhu ka hadlay dareenkii ay muujiyeen Musharixiintii tartamay gaar ahaan Musharaxii Dr saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye).
HargeisaPress News Desk — Hargeysa