Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwayne ku xigeenka somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici ayaa saaka kormeer ku gaalaa bixiyay dawlada hoose ee dagmada hargaysa iyo qaar kamida wasaaradaha dawlada . Masuuliyiinta wasaaradaha iyo madaxda dawlada hoose ayaa madaxwayne ku xigeenka warbixin ka siiyay hawlaha shaqo ee ay qaranka u hayaan.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com