Daawo Muuqaal: :Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Saaka Kormeer Shaqo Ku Soomaray Xarumaha Wasaaradaha Iyo Dowlada Hoose

0
913
Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwayne ku xigeenka somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici ayaa saaka kormeer ku gaalaa bixiyay dawlada hoose ee dagmada hargaysa iyo  qaar kamida wasaaradaha dawlada . Masuuliyiinta  wasaaradaha iyo madaxda dawlada hoose ayaa madaxwayne ku xigeenka   warbixin ka  siiyay hawlaha shaqo ee ay qaranka u hayaan.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here