Daawo Muuqaal: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la Yeeshay Wakiil ku xixgeenka Qaramada midoobay

0
849

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiil Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah Qaramada midoobay Mr Peter de Clercq ahna Isuduwaha Gargaarka Bani aadanimo iyo Wakiilka Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Horumarinta (UNDP) u qaabilsan oo dalka soo gaadhay.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here