Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta shir gudoomiyey fadhigii koowaad ee ay yeeshaan Gudigii uu dhowaan Madaxweynaha Somaliland u magacaabay wax ka qabashada abaaraha baahsan ee dalka ka jira.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa