Hargeysa, (HargeisaPress) —Cuqaasha Iyo waxgaradka beelaha wada dega gobolka saaxil ayaa shaaciyay inay soo afjareen khilaaf mudooyinkii u danbeeyey ka taagnaa deegaanka Ceel Gardi Oo ka Tirsan gobolka saaxil isla markaana laga waday in laga dhiso deked.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/K9e4YfLMe3M
HargeisaPress News Desk — Hargeysa