Burco , (HargeisaPress) — Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo socdaal ku tagay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Khudbad ka jeediyay Goobtii lagu soo dhaweeyey, Isagooona aad Ugu Mahadceliyay Bulshada Togdheer sida ay usoo dhaweeyey.
Sidoo Kale Muuse Bixii cabdi Waxa uu ka Ku dheeraday taariikhda Siilaanyo dhalinyarada Togdheerna waxa uu ugu baaqay inay ka waantoobaan aafada tahriibta
Halkan Hoose ka Daawo muuqaalka.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa