Hargeysa, (HargeisaPress) — Shir Lagu Falanqaynayo Hirgalinta Siyaasaada Maamul- Daadajinta Dawldaha Hoose oo socon doona laba maalood ayaa maanta ka furmay Hotelka Maansoor ee magaaladda Hrageysa.
Eng.Xuseen Maxamuud Jiciir oo ah Madaxa Barnaamijka Maamul daadejinta JPLG ee madaxtooyada Somaliland ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay sida uu ku soo bilaabmay mashruuca JPLG heerarkii uu soo maray iyo guulaha ay imika ku talaabsadeen.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com