Daawo Muuqaal: Dawlada Sucuudiga oo Deeq ka gaystay Abaaraha Somaliland

0
746

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Maanta Wefti ka socday Boqortooyadda Sucuudi Arabiya. ka Gudoomay Deeq loogu talo galay 25 Kun Qoys oo ka Mid ah Bulshada abaaruhu saameeyeen.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here