Daawo Muuqaal: Bandhiga Buugaagta Caalamiga Ah Ee Hargeysa Book Fair Oo Si Rasmi Ah U Furmay

0
837

Hargeysa, (HargeisaPress) — Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta oo sanadkiiba hal mar la qabto ayaa saaka si rasmi ah uga furantay Hotel Guuleed ee Magaalada Hargeysa. Bandhigan buugta oo markii 8-aad lagu qabtay Hargeysa ayaa loo aqoonsaday tan ugu weyn bariga Africa, waxaana lagu soo bandhigay Buug meelo kala duwan oo dunida ah lagu qoray.

Waxaa Bandhigan ka soo qayb galay dad ka kala socday dalalka South Africa, Kenya, Cameroon, Ghana,Uganda, Turkey, Australia,Sweden, Denmark,Britain iyo Maraykanka.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here