Daawo Muuqaal: Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Eng. Xuseen Dayr Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Axmed Xasan Cawke

0
867

Tog-Wajaale, (HargeisaPress) — Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr) Oo galabta ka qayb galay  aaskii qaran ee loo allah u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke oo ahaa Suxufi  rug-cadaa ah ayaa Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Axmed Xasan Cawke, Daawo Muuqaalka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here