GABILEY (HargeisaPress) — Allaha Unaxariiste Waxa Maanta Aas Qaran Logu sameyay Magaalada Gabiley Marxuun Mukhatar Xasan Bare Oo shalay ay Ciidamada Bolisku ay ku Togten Magaalada Gabiley Gabiley Kadib Markii Uu Marxuunku isku Dayay In Uu Ka Baxsado Ciidamada Boliska Oo Wakhtigasi Kusii Waday Jeelka wayn Ee Gabiley Oo Uu In Mudo ah Ku Xidhnaa Marxuun Mukhatar Xasan Bare Isla Markaasina ay Wakhtigaasi KasooCeliyen Maxkamada Oo la Horkenay Marxuunka.
Maxamed Xasan Sheekh (JUBA). Gabiley