Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ay ku qalin-jabiyeen cutubyo dhibboo ah oo ka baxay dugsiga tabobarka Jadiidka ee Darar-weyne, cutubyadaas oo ka mida ciidanka qaranka Somaliland.
Muuqaalkan hoose ka Daawo