Waa Video Aan Kaga Dareen Celinayo Halgankii SNM Ee Ku Asaasantay Somaliland Iyo Maanta 2016, Allahayow Da’da Aan Jiray, Maxaan Daawasha O Joogay !!! Arinkii Duraaye Iyo Maxaa Sheega Igu Dooban,Anigu Doraad Soo Ahaa ,Beel Nin Daadihiiya
Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Danbaysiisay !!
Waxaan Videogan Kaga Dareen Celinayaa Halkangii SNM Ee Somaliland Lagu Asaasay Iyo Maanta Somaliland 2016 Marxaladaha Qaawan , Abaaraha Iyo Mashaariicda Khayriga Ah .
Daba Malahaa Balaayee
Ano Daanka Qabanaaye
Deeq Markay Taagantahay
Dood Iyo Baane
Iyada Oo Rag Ii Dabasocdoo
Iga Danbeenaayay
Diya Iyo Qaar Badana Anoo
Dayen O Kala Qaaday
Anigoo Dadwaynaha Dhaqoo
Nabad O Daaweeya
Darajada Rag Leeyahay
Anoo Daafta Sare Gaadhay
Anigoon Haween Talo Ka Dayin
Dirasho Mooyaane
Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Danbaysiisay !!!!!!
https://youtu.be/KZIsWAm-yG4
La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Xisbiga UCID
Samia Muse