Cusbitaalka Dhimirka Ceerigaabo Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray

0
313

Ceerigaabo (HP): Wasiirka wasaaradda Caafimaadka JSL Xasan Gaafaadhi, ayaa maanta xadhiga jaray cusbitaalka dhimirka ee magaaladda Ceerigaabo.

Cusbitaalkan oo ay hirgelisay xukuumadda Somaliland ayaa loogu tallo galay in lagu xanaaneeyo dadka Dhimirka ka buka.

Munaasibad loo qabtay xadhig ka jarka cusbitaalkaasi waxaa ka qayb galay maayarka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur, badhasaabka gobolka Sanaag, iyo masuuliyiin kale.

DAAWO: Cusbitaalka Dhimirka Ceerigaabo Oo Xadhiga Laga Jaray:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here