Curyaan 12 Shahaado Sita oo 5 sanno shaqo raadinayay

0
413

Hargeysa, (HargeisaPress) –Maalinta naafada Aduunka oo ku began 3da December waxa lagu dhiira galinayay Dadka baahiyaha gaarka ah haddaba Wariye Hassan Galaydh oo ka mida telefishinka Horn Cable TV ayaa Wareystay Curyaan 12 Shahaado Sita oo 5 sanno shaqo raadinayay.

LEAVE A REPLY