Hargeysa, (HargeisaPress) —Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Faysal Xiis oo qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley taliska ciidamada Booliska ayaa waxaa uu ka hadley qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland oo qortey in waxyaabo qarxa laga helay xafiiska gudoomiyaha maxkamad Sare.
Afhayeenka ciidamad Booliska ayaa waxaaa uu sheegay in aanay jirin wax waxyaalo qarxa ah oo laga helay xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare balse waxaa uu xusay in ay jirto saddex nin oo loo qaxbey tuhno ah in ay maleegaayen falal khatar ku ah amniga Somaliland oo laga qabtey agagaarka maxkamada Sare.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/NWGOYpd1aiU
HargeisaPress News Desk — Hargeysa