Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Saddex Nin Oo Shalay La Qabtay Iyo In Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamada Sare La Dhigay Waxyaalaha Qarxa

0
893

Hargeysa, (HargeisaPress) —Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Faysal Xiis oo qaar  ka mid ah warbaahinta kula hadley taliska ciidamada Booliska  ayaa waxaa uu ka hadley qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland oo qortey in waxyaabo qarxa laga helay xafiiska gudoomiyaha maxkamad Sare.

 

Afhayeenka ciidamad Booliska ayaa waxaaa uu sheegay  in aanay jirin  wax waxyaalo qarxa ah oo laga helay xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare balse waxaa uu xusay in ay jirto saddex nin oo loo qaxbey tuhno ah in ay maleegaayen falal khatar ku ah amniga Somaliland oo laga qabtey agagaarka maxkamada Sare.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

https://youtu.be/NWGOYpd1aiU

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here