Ciidamada Booliska Somaliland Oo Garsoore Ka Tirsan Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex U Diiday Inuu Galo Xarunta Wargeyska Haatuf

0
857
News

Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta ka hor istaagay garsoore ka tirsan maxkamadda gobolka maroodi-jeex inuu galo xarunta wargeyska Haatuf oo ay xukuumaddu xidhay sanadkii 2014-kii.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here