Muxuu Madaxweyne Biixi kala hadlay Salaadiinta Gobollada Awdal iyo Salal?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay cuqaasha, waxgaradka, aqoonyahanka, ganacsatada iyo dhalinyarada Gobollada Awdal iyo Salal.
Madaxweynaha, waxaa...
Miisaaniyadda Somaliland ee 2024-ka iyo waxyaabaha lacagta ugu badan loo qoondeeyay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay ansixiyay miisaanniyad sannadeedka muddo dhaafka ah ee sannadka 2024-ka, taas oo Golaha hor taallay muddooyinkii u dambeeyay.
Golaha...
Madaxweyne Biixi: “Jabhada Jabuuti kasoo dhex-hadlaysa, wixii ka dhasha waynu arki”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu si adag uga hadlay jabhado maalmihii u dambeeyay isku uruursanayay gudaha Jabuuti, kuwaasi oo...
Agaasimaha Madaxtooyada oo Madaxweynaha ku boggaadiyay hirgelinta hoyga taariikhda qaranka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile, ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku boggaadiyay hoyga taariikhda Somaliland ee uu galabta xadhiga...
Madaxweynaha Somaliland oo xadhigga ka jaray Hoyga Taariikhda qaranka + SAWIRRO
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismaha cusub ee loo bineeyey Hoyga Taariikhda qaranka oo ay xukuumaddiisu...
Faysal Cali Waraabe oo ka digay qorshe Jabuuti iyo Soomaaliya maleegayaan
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu si weyn uga digay weeraro Somaliland kaga iman...
Madaxweyne Biixi oo kulan la qaatay salaadiinta iyo ganacsatada gobolka Daadmadheedh
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, aqoonyahanka, ganacsatada iyo dhalinyarada ka soo...
Xuutiyiinta Yemen oo weerar ku qaaday markab marayay biyaha badda cas
Sanca (Hargeisa Press)- Kooxda Xuutiyiinta Yemen, ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday markab ku gooshayay calanka dalka Liberia oo marayay biyaha badda cas, kaas...
Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyay odoroska miisaaniyad-sannadeedka 2024-ka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2024-ka.
Golaha oo ay ka soo xaadireen 58 Xildhibaan...
Somaliland iyo Taiwan oo xoojinaya iskaashiga labada dal
Taipei (Hargeisa Press)- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Taiwan, ayaa wadahadallo la yeeshay Wasaaradda Arrimaha...