Qaadka Mirooga Ee Kenya Oo Diyaaraddo Kasoo Dajiyeen Madaarka Hargeysa+Qaadkii Itoobiya Laga Keeni Jiray...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta madaarka Hargeysa soo cago dhigtay laba diyaaradood oo siday Qaadka Miirooga oo ka keenay dalka Kenya,waxaana hakad ku yimi qaadkii...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Digniin Dul Dhigay Laba Garsoore Oo Ka Dhex Muuqday Ololaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha maxkamadda sare ee JSL Md. Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa digniin kama dambays ah dul dhigay laba garsoore oo ka tirsan...

Dawladda Ingiriiska Oo Balan Qaaday Inay Soo Dirayso 60 Goob-Jooge Oo Culus Oo Kormeera...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay 60 ergay oo xoogan oo caalami ah u soo diri doonto doorashada madaxtooyada Somaliland si ay...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Laba Nin Oo Kasoo Jeeda Qoomiyadda Oromada Oo Lagu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland iyo wasiiru dawlaha wasaaradda Arimaha dibada Somaliland ayaa ka hadlay dil xalay ka dhacay gobolka Gabiley...

Guddiga Doorashooyinka Oo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay Soo Gudbiyaan Musharrixiintooda, Kulanna La Yeeshay Madaxweyne...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddiga doorashooyinka, ayaa Maanta kulan ku wada yeeshay Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa, isla markaana...

Dubia: Weftiga Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Booqday Dekedda ugu weyn Imaaraadka ee Jabal-Cali oo...

0
Dubai, (HargeisaPress) —Wefti ay hoggaaminayso Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo socdaalkeeda uu ku wehelinayey Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Safiirka soamliland ee...

Xafiiska Imtixaanadka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Lagu Dhawaaqayo Imtixaanka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha imtixaanaadka shahaadiga ah ee Somaliland Daa’uud Gadhwayne ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee ay ku dhawaaqayaan imtixaankii shahaadiga ahaa...

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Soo Saaray Go’aan Adag Oo Ku Saabsan Bahda...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Barafasoor Aadan Xaaji Cali ayaa waxa uu soo saaray wareegto go’aan ah oo uu bahda garsoorka Somaliland...

Hormuud-Ka Beel-Waynta Baha-Dhamal Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Murashaxa Xisbiga KULMIYE, isla markaana muujiyay...

0
  Hargaysa (hargeisapress )Homuudka Beelaha Baha-Dhamal oo isugu jiray Madax-dhaqameedka, Aqoonyahanka, Dhalinyarada, Waayeelka, Siyaasiiyiinta, Waxgaradka ayaa manta hadhimo-sharafeed u sameeyay Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Xisbiga KULMIYE...

Shirkadda Telesom oo Maal-galisay Mashruuca Caruurta La Nool Xanuunka Macaanka Wajigiisii Labaad...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa $15,000 ku wareejisay maamulka Cusbitaalka Global Polyclinic, lacagtan oo ay shirkaddu ugu deeqdo xanaanaynta...