Murrashax Muuse Biixi oo Daaha ka Fayday Fadhiidnimada Golaha Wakiillada ee uu Hoggaamiyo Cabdiraxmaan...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kulul u dhaliilay waxqabadka Golaha Wakiillada Somaliland...
Wafti Gaadhaya 6 Wasiir Ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Gaadhay Dalka Djibouti +Ujeedad Socdalkood
Djibouti (HargeisaPress) —Wafti Balaadhan Oo Wasiiro Ah Oo Ka Socda Dawlada Somaliland Oo Gaadhay Dalka Djibouti Iyo Ujeedada Socdaalkoodu Daaran Yahay.
https://youtu.be/7Ega5v7-wm0
Qatar accuses Saudi Arabia of forcing it to surrender sovereignty
Qatar’s neighbours have described its response to a list of demands as not serious and said they will continue their blockade of the tiny,...
Suldaan Abshir Xasan Cali,Siyaasi cali Sheekh,Ahmedyasin Sheekh Oo Shacabka Reer Gabiley Ugu Baaqay In...
Gabilay, (HargeisaPress) — Suldaan Abshir Xasan Cali oo ka mida salaadinta Somaliland ee Gobolka Gabilay, ayaa shacaka reer gabiley ugu baaqay in ay qaataan...
Shacabka Reer Gabiley Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Badhasaabkii Ugu Horeeyay Gobolka Gabiley...
Burco (HargeisaPress) —Shacabka Reer Gabiley Ayaa maanta Si Diiran U Soo Dhaweeyay Badhasaabkii Ugu Horeeyay Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib),
https://youtu.be/7lDp-uieaD4
HargeisaPress News Desk...
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Bahda Warbaahinta Somaliland + SAWIRRO
Hargeysa (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo hadhimo-sharafeed ah ku maamuusay bahda warbaahinta...
Agaasimaha Horn Cable oo la dardaarmay Saxaafada iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland
Hargeysa (HargeisaPress) —Agasimaha Horn Cable Tv Maxamad Cabdi Ilig oo la dardaarmay saxaafadda iyo xisbiyada qaranka Somaliland, Agaasime ilig oo maanta ka hadlayay Casuumad...
Afhayeenka KULMIYE Oo Faahfaahiyey Ujeeddada Casuumad Xisbigu U Sameeyey Saxaafadda Dalka
Hargeysa (HargeisaPress) —Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) ayaa Faahfaahiyay ujeeddada Casuumad Xisbigoodu u sameeyay Saxaafadda Somaliland.
https://youtu.be/k9W9ipVE2Ic
Dhamaan Shacab-Weynaha Reer Gabiley Waxa La Ogeysiinayaa Iney Qaataan Kaadhka Cod-Bixinta Ee Dhawaan...
Dhambaal ku aadan muwaadiniinta reer gabiley dhamaantood meel kastooy ku sugan yihiin haday tahay qol-qol iyo qurbaba inta is diwaan-galisey ee magacoodu ku jirto ...
Djibouti asks AU to deploy observers along its disputed border with Eritrea
Djibouti has asked the African Union to deploy observers along its disputed border with Eritrea after Qatar withdrew its peace-keeping troops two weeks ago,...