“Qofka diinta waxa seejiya waa shaydaan iyo gaal is-xambaar ah, labadaba Quraanku si balaadhan...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa cadeeyey inay muhiim tahay in qof kasta oo islaam ah ku dedaalo siduu Diinta Islaamka ugu...
Xildhibaanada Cabdiqaadir Jirde,Cabdiraxmaan Talyanle Iyo Xuseen Ismaaciil Oo Si Adag Uga Hadlay Codayntii...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaanada Cabdiqaadir Jirde oo ah gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee WADDANI,Cabdiraxmaan Talyanle oo ah murrashaxii u tartamayay jagada gudoomiyaha wakiilada Somaliland...
For many girls, school holidays means FGM “cutting season”
HARGEISA – Asha Ali Ibrahim, 41, has been performing female genital mutilation (FGM) on girls in Diaami, Hargeisa and other parts of Somalia since...
Kenya awaits final results in disputed election
Nairobi, Kenya, – Kenya’s election commission was preparing to release final results Friday from a hotly-contested vote in which the opposition has already claimed...
La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada oo Iftiimiyey Sharcinimada Habkii loo Doortay Guddoomiyaha Cusub
Hargeysa, (HargeisaPress) —La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir, ayaa soo bandhigay dariiqa sharci ee loo maray doorashadii Guddoomiyaha...
Isbaheysiga Mucaaradka Kenya ee NASA oo sheegay in Raila Odinga ku guuleystay doorashada
NAIROBI, (HargeisaPress) —Shir jaraa’id oo goor dhaw ay ku qabteen magaalada Nairobi ee dalka Kenya isbaheysiga NASA ayeey ku sheegeen in Raila Odinga ku...
Nuxurka Khudbad Miisaan Culus leh oo Guddoomiyaha KULMIYE ka Jeediyey Laascaanood
Laascaanood , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad miisaan culus leh oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey...
Shirkadda Baabuurta Ee MITSUBISHI Oo Xarun Ka Furanaysa Somaliland
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkada samaynta baabuurta caanka ku ah ee MITSUBISHI ee dalka Jaban laga leeyahay,ayaa doonaysa inay xafiisyo ka furtaan dalka Somaliland.
Wefti afar xubnood...
Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Filayo Inay U Yeedho Labada Murrashax Ee Ku Muransan...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in la filayo in maalinka Axadda ee fooda inagu soo haysa ay...
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamo La Wareegay Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Muranka Ka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay ciidamo ay xukuumaddu dhigtay isla markaana la wareegay xarunta baarlamaanka...