Wasaarada Dib-u-dejinta Somaliland oo kaashanaysa Dawladda Hoose ee Hargeysa Oo 200 Qoys ka raray...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasaarada Dib-u-dejinta iyo arrimaha Bini'aadantinimada oo kaashanaysa Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta qoysas in ka badan 200 oo Qoys ka raray goobo...

“Waxaan ahay Musharrax u taagan Doorashada Golaha Wakiiladda” Saxafi Faysal Fiifa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)– Saxafiga ruug-caddaaga ah ee Faysal Maxamed Aadan (Faysal FIFA), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan doorashada...

Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo qaabilay wefti ka socda Shirkadda DP World

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maareeyaha guud ee Hay’adda Dekedaha Somaliland, Mudane Cali Diiriye Axmed, ayaa kulan saacado qaatay magaalada Hargeysa kula yeeshay wafti ka...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo booqday Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xasan, ayaa maanta soo kormeeray Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, oo ah halka uu...

Madaxweynaha Somaliland oo la-kulmay Golaha Sare ee Dhaqaalaha Carabta iyo Afrika

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ballaadhan oo ka socda Golaha Sare ee Dhaqaalaha...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo iba-furey shirka dib-u-eegista qorshaha hay’adda shaqaalaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)– Guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland, Mudane Cabdicasiis Xirsi Warsame, ayaa maanta si rasmiya u iba-furey shirka dib-u-eegista qorshaha hay'adda shaqaalaha dowladda...

Somaliland oo sheegtay in go’aankii cunaqabateynta hubka lagaga qaaday Soomaaliya ay sababtay xasilooni-darro

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa sheegay in go'aankii Qarammada Midoobay ay cunoqabataynta...

Jaamacadda Hargeysa oo daah-furtay Siyaasadda Darajeynta Aqooneed ee Macalimiinta Jaamacadda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa maanta lagu qabtay hoolka cilmi-baadhista ee Jaamacadda Hargeysa, iyadoo si rasmi ah...

Hadalkii Guddoomiye Xirsi ee Buuggiisa Cadaaladda maxaa iiga baxay?

0
Waxaan daawaday hadal dheer oo Guddoomiye Xirsi Ali H Hassan ka jeediyay Madashii Bandhigga Buugga uu qorey ee Miisaanka Caddaladda! Hadalkaasi oo dhinacyo badan...

Kulan dhexmaray Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Asaasaha Shirkadda World Remit

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Somaliland, Prof. Ismaaciil Ducaale Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Asaasaha Shirkadda World...