Muhiimadda Istaraatiijiyadeed ee Dib-u-dhiska Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal . By Abdirahman Warsame Nour

0
Tan iyo markii Somaliland xorriyaddeeda dib ula soo noqotay sanadkii 1991, waxa la gaaray horumar weyn oo dhinaca nabad-dhisidda iyo dhismaha dawladnimada ah. Muwaadiniinta...

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo beeniyay warar laga-faafiyey, digniin culusna diray

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa waxaa ay beeniyeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada, kaas oo sheegaya in...

Xukuumadda Somaliland oo gurmad degdeg ah gaadhsiisey Deegaannada Abaaruhu saameeyeen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa qaaday tallaabo degdeg ah oo bini’aadantinimo oo lagu taageerayo isla-markaana gurmad loogu fidinayo qoysaska ay abaaruhu sida ba’an u...

Wasaaradda Waxbarashada iyo Dawladaha Hoose ee Hargeysa, Berbera iyo Gabiley oo ka arrinsadey waxbarashada...

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska Somaliland iyo Dawladaha Hoose ee Magaalooyinka Hargeysa, Berbera iyo Gabiley, ayaa maanta wada yeeshay kulan lagu...

Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Somaliland oo kulan la yeeshay Madaxda Xafiiska Ingiriiska

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta xarunta Golaha Wakiillada kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxda Xafiiska Ingiriiska...

Maayarka Gabiley iyo Taliyaha Ciidanka Dab-demiska oo ka arrinsadey badqabka Suuqa magaalada

0
Gabiley (Hargeisa Press)- Maayarka magaalada Gabiley, Cabdirashiid Haybe Faarax (Daacad), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Guuto Axmed Maxamed...

Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland oo si adag ugu jawaabay Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press) - Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland Maxamed Faarax Cabdi, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Soomaaliya oo sheegay inay...

Xukuumadda Somaliland oo bilowday olole dalka loogu soo jiidayo Maalgashi Shisheeye

0
Hargeysa (Hargeisa Press) - Xukuumadda Somaliland, ayaa markale muujisay dedaalka joogtada ah ee ay ugu jirto sidii dalka loogu soo jiidi lahaa Maalgashi Shisheeye,...

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Nairobi kusoo gunaanaday kulankii Mashruuca SL-FSRP

0
Nairobi (Hargeisa Press) - Wasiirka wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland Maxamuud Cige Yuusuf, ayaa waxaa uu magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo gebogabeeyay kulanka...

Agaasimaha Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha oo soo xidhay Tababarka fahamka waddaniyadda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Khadar Nuur Cabdi (Buubaal), ayaa si rasmi ah u soo xidhay...