Koobka Qaramada Afrika oo Maanta ka furmaya dalka Masar
HargeisaPress — Maalinta berri ah ee jimcaha, waxaa bilaaban doona koobka Qaramada Afrika, waxaana lagu daahfuri doonaa kooxaha Qaramada Masar iyo Zimbabwe oo xulalkoodu...
Maxay tahay sababta u horseeday Paul Pogba in uu ku biiro diinta Islaamka?
Ciyaartoyga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Faransiiska Paul Pogba ayaa ka sheekeeyay sida uu kusoo galay diinta Islaamka iyo waxyaabihii u horseeday inuu...
10-Ka Shaqsi Ee Isbooriga Noocyadiisa Kala Duwan Ugu Dakhliga Badan Adduunka Sanadkan 2019 Oo...
HargeisaPress– Majaladda Forbes ee caanka ku ah arrimaha dhaqaalaha sidoo kale soo saarta daraasado iyo qiimeyn joogta ah ayaa si rasmi ah u shaacisay...
Kooxda Liverpool Oo Guul Mucjiso Ah Ka Gaadhay Barcelona Iyo Final-ka Champion-ka Oo Ay...
HargeisaPress —Kooxda Liverpool ayaa caawa si layaab leh ugu soo baxday ciyaarta kama dambaysta ah ee tartanka kooxaha yurub ee Champion League.
Kooxda Liverpool ayaa...
Messi Diyaar Ma U Yahay Inuu Qaato Taajkii Cristiano Ronaldo Ee Champions League-Ga?
Boqortooyadii Cristiano Ronaldo, oo ahaa boqorka kubadda cagta ee kooxaha Yurub ayaa dhacday, waxaana taajkiisii u xusul duubanaya cadowgiisa la iska wada yaqaanno, Lionel...
Goolhayaha Kooxda Chelsea ee amar diiddada sameeyay oo ganaax la dul dhigay
Gool hayaha kooxda Chelsea Kepa Arrizabalaga ayaa lagu ganaaxay in aan la siinin mushaar hal isbuuc ah, taasoo ciqaab u ah amar diiddadii uu...
Premeir League Oo Lagu Dhaliilay Baroor-diiq La’aanta Xasuuqii Masaajidka
Xidhiidhadda Kubadda Cagta Ingiriiska Ee Premier League, English Football League (EFL) iyo Football Association (FA) ayaa lagu dhaliilay in todobaadkan xushmad iyo maamuus baroor...
Bernabeu: Zidane Oo Rejaddii 1-aad Ee Guusha Ku Riday Realmadrid
Kooxda Real Madrid ayaa guul muhiim ah garoonkeeda Santiago Bernabeu kaga gaadhay Celta Vigo oo marti u ahayd kulankii ugu horreeyay ee tan iyo...
Maradona Oo Ronaldo Ku Sifeeyay “Musixir”
Xiddigii hore ee kubadda cagta ee reer Argentina, Diego Maradona ayaa ku sifeeyay xiddiga Juventus ee Ronaldo “musixir” ka dib markii uu saddex gool...
Dalladda SONYO Oo Agab ciyaareed ugu Deeqday Dhalinyarada Gobolka Sanaag
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa Guddonsiisay Wasaaradda Ciyaaraha Agab Ciyaartooy oo loogu Talo galay gobalada Sanaag Gaar ahaan Magaalooyinka Ceerigaabo,Badhan,Ceel-afweyn iyo...


























