Sheekh Saleebaan oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudoomiyenimada Kulmiye Ku Wareejiyo Maxamuud...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Agaasimihii hore Wasaarada diinta iyo Awqaafta Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu...

“Mar haddii Xajka cibaado loo tegay in la isa salaamo waxba kuma jabna”…

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa xaaraan ku tilmaamay mushaharka ay qaataan xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland, maadaama ay ku fadhiyaan muddo kordhin...
video

Somaliland: Wasiir Hadyad Ahaan Loo Siiyey Shan Neef Oo GEEL Ah

Hargeysa, (HargeisaPress) — Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolka Selel, ayaa Wasiirka Maaliyadda ku wareejiyey Shan Neef oo Geel ah, kaasi oo...
video

Saamaynta Inqilaabka Dhaxalsugaha Sucuudiga ee Gudaha+Dalka Qatar iyo Gobolkaba

RIYADH, Saudi Arabia —Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qadan doona Saamaynta Inqilaabka Dhaxalsugaha Sucuudiga ee Gudaha, Dalka Qatar iyo Gobolkaba. https://youtu.be/HwFapWmjkPY HargeisaPress News Desk — Hargeisa info@hargeisapress.com

Bangi Dhexe Oo Magac-u-yaal Ah Ma Lihinbaa Dhaanta W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

Laga soo bilaabo markii xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo talada dalka la wareegtay waxa marba marka ka dambeeya sii qiima dhacayey Shilling-ka Somaliland waxaana kor...

Maamulihii Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Oo Ka Dareen Celiyey, Xilka Qaadistiisii, Xil Loo Magacaabay...

“Madaarka Lay Igmaday Imika Hargeysa 24 Jirka Nusasaacaha Ayaa La Siiya, Aniga Oo Yar Oo Dhalinyaro Ah Ayaan Ku Tisqaaday In Aan Siyaasadda Iyo...

Waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Waa Himilo Guul-horaanteed ah!!! W/Q Ismaacil Xasan Daahir

Aniga oo ah Ismaaciil Xasan Daahir (Xuxaale) Waxan qalinka u qaatay iyadoo aanan ujeeddoo ii gaar ah iyo dan gaar ahaaneed ka lahayn Waxqabadka...

Shacbiga Sool Ma Diidana Somaliland Ee Waxaaney Qaadi Kareyn Wafti Wasiiro ah oo...

Magaalada Laascaanood ee xarrunta Gobolka Soo loo ay indhawaale ku sugnaayeen, Wafti ka Socda Xukuumada Somaliland,oo noqonaya kii Tobnaad ee Gobolkan loo Soo diro...

Oromada iyo Soomaalida Qaad wax ka weyn ayaa ka dhexeeyaa!

Colaadda cusub ee dhexmartay  qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromadu waa arrin u baahan in aan la fududaysan ee degdeg loo xalliyo. Sababta oo ah labadan...

Beerkii Hillibka Lagu Sugaayey,W/Q; Cabdilaahi Cismaan Cabdi ( Cabdilaahi Gadhle)

Waxaa jirtay wakhti aan sidaas u dheerayn oo wadanka ay ka talinaysay xukuumadii UDUB inay ina soo mareen waxbadan oo lagu xasuusan karo oo...

Latest News