Madaxweyne Cirro oo kulan la yeeshay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu maanta kulan muhiim ah uu la yeeshay Xubnaha Guddida Doorashooyinka qaranka.
Kulankan...
Indha yar duullaanku ah khayraadka dalka Qalinka:C/naasir Guray Meecaad.
Dalka Somaliland ayaa ah mid Qani ku ah khayraadka Dabiiciga ah,sida ay sheegaan Khubaro ku Xeel dheer Cilmiga Macdanaha waxaa Dalkan ku Duugan Noocyada...
HAMBALYO MEHER: Maxamed Maxamuud Awdaahir Iyo Maryam Ahmed Yuusuf+ SAWIRRO
Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed...
Waxay dileen libaax oo Isku sawireen, Maxaase Qabsaday (Xogta dahsoon)
Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa kooxdii dadka ahayd ee dilay libaaxa ka dibna isku sawiray bakhtigiisii, laakiin ay dhibaatada balaadhani degdega ugu soo baxday.
https://youtu.be/tKXD_6Zw3mw
Qodabada ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo Maanta qabsoomay
Hargeysa,(HargeisaPress)- Fadhigii 7-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo Shir-gudoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenku...
Madaxweyne Biixi oo dhul siiyay geerashyada farsamada gaadiidka birta
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda hawlaha Guud, dhulka iyo Guryeynta Somaliland Mustafe Maxamuud Cali Bille, ayaa maanta Ururka Bah-wadaagta Geerashyadda, Farsamadda Birta iyo Gaadiidka...
Republic WorldTV: Dimuqraadiyada Somaliland Waa Ta Ugu Casrisan Dunida
Hargeisa (Hargeisa Press) – Doorashooyinkii isku sidkanaa ee golaha Wakiilada iyo goleyaasha Deegaanka ee Somaliland ka qabsoontay 31-kii bishii May ee aynu soo dhaafnay...
Agaasimaha Wasaaradda Beeraha oo booqday Safaaradda Somaliland ee Nairobi
Nairobi (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland Cabdikariim Aadan Cadde oo socdaal shaqo ku jooga dalka Kenya, ayaa waxaa uu booqday...
Golaha Guurtida Somaliland oo Billad-Sharaf ku maamuusay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxaa uu maanta Billad Sharaf Guddoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska iyo Samatabixinta Somaliland Sareeye...
Aqoonsiga Maraakiibtu Waa U Muhiim Ammniga Dekaddaha
Hargeisa —Dokumentiga warbixineed ee maraakiibta ama doonyaha iyo habka raadinta iyo badbaadintu, waa laba tiir ee ugu muhiimsan habka lagu sugo dakaddaha adduunka, iyada...