Kor Ukaca Dakhliga Dekedda Berbera iyo Duruufaha Dhaqaale Xumo ee Ku Xeeran Shaqaalaha Dekeda

0
Hargeisa Press —  Hadeynu Si Xaqiiq ah uga hadalno dakhli maalmeedka waagii beryaba soo gala Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera,iyo dhibaatooyinka, iyo Duruufaha...

HAMBALYO : Mustafe Future iyo Nasra C/samad Waxaanu leenahay Wiil iyo caano Gabadh

0
Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid...

Maayirka Bali-Gubadle Oo Tahli Kariwaayey In Uu Qabto Kalfadhiyadii Caadiga Ahaa Ee Golaha Deegaanka...

0
Maayirka Degmada Bali-gubadle Cabdi iimaan jaamac ayaa ku fashilmay in uu qabto kalfadhiyadii  Xildhibaanada Golaha Deegaanka Bal-gubadle tan iyo Markii loo doortay maayirka Degmadaasi...

Taageero Buuxda ayaanu u Haynaa Shirka Beelaha Samaroon ee Xidhibaan Mahdi gees ku baaqay...

0
Anigaoo ah Basher Jamac Nux waxaan halkan aan hanbalyo uga diraaya Xidhibaan Mahdi gees oo ka dhawaajiyey arin mudo badan ba iga dhex guuxaayey...

Waxaa wax lala yaabo ah masuuliyiinta loo diray colaada ka jirta waqooyiga magaalada Burco...

0
Waxaan leeyahay masuuliyiinta dadka runta u sheega oo xaqiiqada ha loo sheego imika wasiirku waxa uu sheegay in ayna laba beelood meesha isku haysan...

Somaliland: Qaran ka Arradan Wax-soosaarka Beeraha By: C/qaadir Askar

0
Ummadi waxay waxku noqotaa wax soo saarka wadankeed Hadaba wadankeen Somaliland waa wadan dhulkiisu dihanyahay hadii ay noqonlahayd macdanta ku duugan Aan udaadago dulucda...

Saxaafadda Somaliland: Tab Iyo Xeelad Badan, Xirfid iyo Aqoon Yar !! W/Q...

0
Salaamu laahi caleykum In Muddo ah ba waxaan u guur galayey xaaladda guud iyo ta dahsoon ee saxaafadda maxaliga ah ee somaliland, taasna waxaa...

Wasiirka Maaliyada C/casiis Samaale Ma Ka CunsriyadBaa Mise Maba’oga Dulmiga Lagu Hayo Shaqaalihiisa

0
Maqaalkan kooban oo aan kaga hadlayo dhacdooyin ku cusub wasaarada maaliyad Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay mudane Cabdi casiis samaale oo lagu tiriyo...

QORAALADA BEEN ABUURKA AH IYO QARDO-JEEXA TEBIYAHA,LABA AAN I WADA QABAN!! W/Q:Sacad Maxamuud (Gadhle)

0
Waa qalin sugan,oo si sax ah farta ugu fiiqi doona qoraalo habowsan,oo xaqiiqada ka fog,marar badana qas iyo jahawareer galiya wararka ay hamuunta u...

Hambalyo Meher Wacan: Kayse C/laahi Iyo Khadra Sh. Cali + SAWIRRO

0
Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid...