Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuun Mukhtaar Xasan Bare Oo Ku Geeriyooday Gabiley Inna lilaahi Wa...

0
Mahad Kadleye & xaaskisa Samsam Abdilahi Cali Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi WaxAn halkan tacsi uga dirayaa dhaman qoyska ilma Xasan bare Anigo ka...

Xafladii Arooska ee Madaxtooyada iyo Xabaal Dhigii Saraakiisha Oo Isku Xili Ahaa BY: CABDILAAHI...

0
Qalinyahaw midiyo iinoqo madare Kumariimo dhiig kudhig heesta milil Miilay qadhaadh dacar lagu margado( abwaan gaariye) Qalinka uma qaadan in aan hadlo door siyaasi ah...

Xukuumada Maanta Iyo Horumarka Dalka Ka Muuqda Midaan La Masuugi Karin.

0
Xukuumada horumarka iyo waxqabadka dalka oo ah xukuumada uu maanta hogaamiyo madaxweyne siilaanyo  ayaa mudadii  dhawrka sano ahayd ay jirtay waxay qabatay oo dalka...

Diiwaan-gelinta Madaniga ah:Ma-Xeelad Muddo Kordhineed Mise Dan-Qaran!!!!.Faalo: Khadar Gureyte

0
Tan iyo Todobaadadii ugu danbeeyey waxaa si wayn guud ahaanba dalka looga dareemayey muranka Siyaasadeed ee ay dhalisay Diiwaan-gelinta Madaniga ah oo la filaayo...

Awr Markii Horeba Dheelliyayey Oo Haddana Dhinac Laga Raray!!! W/Q: A. A. Ciidle.

0
Guubiskii madow dhegaha way ugu gammuuraane Waana geela bacawgii si baa loo gol leeyahaye Garruudkii hayin ahaa marbuu raran gubyoodaaye Gurgurshaa maroor loogu xidhay caynka ganaciisa Kolba gibisha...

“Muranka Diwaangalinta iyo Mugga Xildhibaannada” Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale

0
Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto,Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta,Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga,Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun...

Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo Qaybtii 2′aad Faallo: Qalinka Xassan Cumar...

0
David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay Qaybtii hore ee qormadan waxaan ku xusnay David Haines (Hingiriis),...

Scotland (YES) iyo England (NO) keebaynu taageernaa? By: Faysal Qumuj

0
Salaasada bari ee 18ka sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan...

“Iftiiminta Maqnaanshaha Dhabta Ah Ee Doorka Mucaaradka” Dr Maxamed-rashiid

0
Sida aynu ka warqabno waxa aynu dooranay Madaxweyne iyo Kuxigeenkiisa, Baarlamaan iyo Golayaal Degaan oo dhammaan ka yimid rabitaankeena iyo codkeena. Sida ay tahay...

Maxaa Sababay In Madaxweyne Siilaanyo Oo Codka Shacbiga Ku Yimi Ka Dhuunto Saxaafadda, By...

0
Dabeecada Aadamaha waxa ka mid ah in qof walba noloshiisa mar,  ama in ka badan la kulmo dhibaato,  yaalaa ma dhacdo inuu cimrigiisa ku...