Kolba Xukuumada Sii Dhacaysaa Lagu Yaqaaan In Ay Taliye Axmed Dacawo Gabiley Keentee ,...

0
Kolba Xukuumada Wakhtigu Gabo Gabada Ka Yahay Ee Ka Baqaysa In Doorashada Lagaga Adkaado Ayaa Waxay Taliye Axmed Dacawo U Soo Magacawdaa Mid Ka...

Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga WADANI midkee ku saxsan? By: Dr.Mohamed Culimo

0
Sida warbaahinta lagu baahiyey madaxweynaha ayaa dib ugu celiyey xisbiga WADANI xubintii ay u soo xuleen gudidda doorashooyinka qaranka . Xubintaas oo ah Dr...

Tacsi Ku Socota reer ibraahin rasaas

0
Innaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun Aabe Cabdi Askar Axmed Aabe Max,ed Askar Axmed Aabe Muuse Askar Axmed Hooyo Indha deeq Askar Axmed .Naqwa Askar...

Wargelin Bandhig-fanneedka Xiddigaha Geeska iyo Wacdaraha Ciidka

0
Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geesku Waxay Ku Wargalinayaan Dhamaan Taageerayaashoodii inay Ku Qabanayaan Habeenka Koowaad ee Iida Bandhig Faneed aad u Xiiso Badan Hotel Guuleed...

“Waxaan Shacbiga Somaliland Ogaysiinayaa In Awrkii Ratiga Ahaa Ee Axmed-Siilaanyo Lagu Aaminay Uu Raad...

0
“Madaxweyne Siilaanyo waxaan xusuusinayaa In Ismaaciil Buubaa Oo U dhashay Hargeysa-ba Uu Dalka kaga Maqan yahay Fikirkiisii Faderal Soomaaliya“Waxaan Jecelahay Inaan Halkan Baaq Uga...

Gorfayn – Ku Saabsan Qorista: Sooyaalka Xirfadda – W/Q. Mukhtaar Xasan Maydhane

0
Qoraalku mar waa sooryo. Maankaaga aragtiyaha ku cukan iyo warka ceegaaga markaad qalinka ku dareeriso waxaad ugu talogelaysaa waa inaad ku soorto akhriste jooga meel...

“Astaamaha Hogaamiyaha XUN” (Traits of Bad Leader) By: Ahmed O. Abdi

0
marka hore waxaan salaamayaa ummada reer somaliland,  waxa maqaalkan igu dhaliyay markaan arkay xaalada dalku marayo iyo waliba hogaan xumada inagu dhacday (Mismanagement). khiyaaligii &...

Waa Khalad In Taliyaha Booliska iyo Wasiir Xirsi Horjoogsadaan Sii Daynta Maxkamada ee Maxamed...

0
Waxeynu wada ogsoonahay,in dhalinyaro Reer Gabiley ahi ku xidhan yihiin Mudo shan sano ah Xabsiyada dalka cadayn la,aan yo dambi aanay iyagu,gaysan islamarkaana aanay...

Weli Somaliland may soo marin Xukuumad tan oo kale ah oo Daani leh, Diir...

0
Markii muwaadiniinta Somaliland ay doorashada u-dareereen ee ay codkooda iyo dareenkooda ku doorteen Madaxweynaha Somaliland Mudane Ahmed Mohamoud Siilaanyo, Waxay rajadoodu aheyd in ay...