Cambaareyn Mudaharaadka ay ku baaqeen Xisbiga Wadani BY: Abdi. M.Suleiman (Mingiste)

0
Waxaan halkan cambaareyn iyo ceebayn uga soo jeedinayaa Xisbiga Wadani oo iyadoo lagu jiro u dayaar garowga 18 May ,ku baaqay in ay mark...

Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo shaqaalaha madaxtooyadu waxay TACSI u dirayaan Mowliid Xaashi oo hooyadii...

0
1.    Wasiirka Madaxtooyada JSL Md., Xirsi Cali Xaaji Xasan, 2.    Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali 3.    Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse...

FICILADA DABAAJIIRTU KAMA SUURTA GALAAN SOLJA. by: Aadan Cabdi Ciidle

0
akhristayaashayada sharafta iyo karaamada naga mudanaw waxaynu lasoo soconay koox cadawku ah madaxbanaanida saxaafada soomaaliland iyo qaranimadaba oola baxday ururka saxaafada bariga iyo badhtamaha...

26-JUN BAY LAHAAYEEN SAACAD DHAAFIMAYSEE LABA SANOO DANBAA LAGU DAREE MAXAY SAMAYN DOONAAN...

0
Guurtidu go,aankoodii waa inoo sheegeen  waxay mudo laba sano oo wax la,a ugu dareen Dalwada Xaaji Axmed Siilaanyo, waxaan odhan lahaa ama aan talo...

Xisbiga Wadani oo ka badheedhey hagardaameynta iyo khalkhal galinta xasiloonida Somaliland By: Aydaruus...

0
Xisbiga siyaasad baradka ah ee Wadani oo ka badheedhey hagardaameynta iyo khalkhal galinta xasiloonida iyo burburinta shacbiga ku jira farxada iyo damaashaadka u dabaal...

Horumarba xukuumada siilaanyo ayaa inoogu horaysay W/Q: nimco nuur

0
Tan iyo markii aynu dib ula soo noqonay xoriyadeena 1991kii isbadalo badan oo dhinacyo kala duwana ayaa ina soo maraya  kuwaasi oo isugu jiray,...

Hanbalyo Maher Wacan: Eng: Cabdirisaaq C/laahi Cilmi iyo Nasra Xariir Baruud +SAWIRRO

0
Hanbalyo Maher Wacan Oo Ku Socata Lamanaha Is Calmaday ee Eng: Cabdirisaaq C/laahi Cilmi iyo Marwadiisa Qaaliga Ee Nasra Xariir Baruud Oo Maherkoodu Ka...

FILASHO WACAN: Abwaan Weedhsame oo Soo Bandhigi doona Maansooyin Cusub

0
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa 8/5/2015 kusoo bandhigi doona maansooyin cusub Abwaan weedhsame...

HAMBALYO MEHER WACAN: Xuseen Maxamuud Ciise Iyo Hoodo Muxumed

0
HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress.com. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress.com. oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus...

Baaq taageero ah Suldaan Guud ee beesha Subeer Awal

0
Hadaanu nahay beesha Subeer Awal ee degan wadanka UK Gaan ahaan magaalada Bistol , waxaan hiil iyo hooba ku tageerenaa suldanka guud ee beesha...