Itoobiya oo samaysaneysa Markab diyaaradaha dagaalka xambaara, ka dib heshiiska Somaliland
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa la sheegay in ay wado qorshe ay ku damacsan tahay inay ku samaysato Markab nooca diyaaradaha...
Hargeysa: Hooyo Foosiya Gaabo oo Lagu Qalay Ilmihii Toddobaad ee ay Dhasho + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress) —Hooyo Foosiya Muuse Xasan (Foosiya Gaabo) oo ah gabadh ka mid ah dadka ugu gaagaaban Somaliland oo ah danyar ku nool dawirsiga suuqyada...
Madaxweynaha Somaliland: “Masar ma aqoonsana madax-banaanidayada, Mudnaanta koowaadna waxaa leh Itoobiya”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Telefishanka Al-Carabiya ee laga leeyahay Khaliijka Carabta, ayaa ka hadlay...
Abiy Axmed oo sheegay in heshiiskii Somaliland kamid-yahay hindiseyaasha guusha dalkiisa
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa sheegay in hindiseyaasha uu soo kordhiyay sannadkii hore ee tirsiga Itoobiya ee guusha...
Madaxweynaha Somaliland oo booqday Taliska Ciidamada Milateriga ee Oog
Oog (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qaranka Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobollada Bariga dalka, ayaa maanta...
Ahmiyada istiraatijiyadeed ee Aqoonsiga Somaliland u leeyahay amaanka Israel
Hargeysa (Hargeisa Press)- Sannadihii u dambeeyay, muuqaalka juquraafiyeed ee Bariga Dhexe iyo Geeska Afrika waxaa ka muuqday xiisado isa soo tarayay, gaar ahaan Iran iyo...
Dowladda Itoobiya oo difaacday heshiiskii badda ee ay la gashay Somaliland
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa ay si adag u difaacday heshiiskii is-afgaradka ahaa ee badda ee ay bishii January 1deedii la...
Somaliland oo weerar afka ah ku qaadday Turkiga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, iyadoona uga digtay arrimaha dalkeeda...
Jabuuti oo tababareysa malleeshiyaad ka dhan ah Somaliland
Djibouti (Hargeisa Press)- Dowladda Jabuuti, ayaa waxaa ay wadaa qorshe ay ku abaabulayso kooxo malleeshiyaad ah, si ay u wiiqdo amniga iyo xasiloonida dalka...
Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya doonayso inay-qaadato doorkii saxeexa heshiiska badda
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay ka hadashay wadahadallada maanta magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga furmaya Itoobiya iyo Soomaaliya.
Wasiirka warfaafinta Somaliland...