Kulan dhexmaray Wasiirka Cadaaladda Somaliland iyo Guddida qaban-qaabada Shirweynaha Ururka Qareenada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Yoonis Axmed Yoonis, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddida qaban-qaabada Shirweynaha Ururka qareenada Somaliland ee...

Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland oo Nairobi kula kulmay Wakiillada Midowga Yurub

0
Nairobi (Hargeisa Press)- Maareeyaha Hay’adda horumarinta Waddooyinka Somaliland, Maxamed Faarax Cabdi iyo saraakiil ka tirsan hay’adda, ayaa waxaa ay kulan midho-dhal ah la yeesheen...

Daahfurka Mashruuca Waxbarashada ee adkaysiga isbedelka cimilada + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Waxaa maanta si rasmi ah ay Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland u daahfurtay Mashruuca Waxbarashada ee u Adkaysiga Isbedelka Cimilada (Smart Climate Change...

Muhiimadda Istaraatiijiyadeed ee Dib-u-dhiska Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal . By Abdirahman Warsame Nour

0
Tan iyo markii Somaliland xorriyaddeeda dib ula soo noqotay sanadkii 1991, waxa la gaaray horumar weyn oo dhinaca nabad-dhisidda iyo dhismaha dawladnimada ah. Muwaadiniinta...

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo beeniyay warar laga-faafiyey, digniin culusna diray

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa waxaa ay beeniyeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada, kaas oo sheegaya in...

Xukuumadda Somaliland oo gurmad degdeg ah gaadhsiisey Deegaannada Abaaruhu saameeyeen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa qaaday tallaabo degdeg ah oo bini’aadantinimo oo lagu taageerayo isla-markaana gurmad loogu fidinayo qoysaska ay abaaruhu sida ba’an u...

Wasaaradda Waxbarashada iyo Dawladaha Hoose ee Hargeysa, Berbera iyo Gabiley oo ka arrinsadey waxbarashada...

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska Somaliland iyo Dawladaha Hoose ee Magaalooyinka Hargeysa, Berbera iyo Gabiley, ayaa maanta wada yeeshay kulan lagu...

Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Somaliland oo kulan la yeeshay Madaxda Xafiiska Ingiriiska

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta xarunta Golaha Wakiillada kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxda Xafiiska Ingiriiska...

Maayarka Gabiley iyo Taliyaha Ciidanka Dab-demiska oo ka arrinsadey badqabka Suuqa magaalada

0
Gabiley (Hargeisa Press)- Maayarka magaalada Gabiley, Cabdirashiid Haybe Faarax (Daacad), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Guuto Axmed Maxamed...

Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland oo si adag ugu jawaabay Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press) - Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland Maxamed Faarax Cabdi, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Soomaaliya oo sheegay inay...