Borama: Arday Tiro Badan Oo Laga Joojiyey Imtixaankii Shahaadiga Ahaa, Xabsigana Lagu Gurey+Sababta

0
1354

Borama, (HargeisaPress) —  Arday imtixaanka shahaadiga ah kaga jirtay magaalada Borama isla markaana ay tiradoodu dhamayd 20 arday ayaa waxa laga joojiyey imtixaankii ay ku jireen,waxaana ay ciidamada Booliska Borama ay xabsiga dhigeen ardaydaasi.

https://youtu.be/ekEigAJt0MM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here