Berbera: Wasaaradda Maaliyadda oo Bilawday Ololaha Cashuur Ururinta

0
589

Berbera (HP): Masuuliyiinta Wasaarraddaha Maaliyadda iyo Gaadiidka ee gobolka Saaxil ayaa shaaciyay in la bilaabayo ololaha Cashuur ururinta sannadkan sii dhamaanaya ee 2022-ka.

C/xakiin Maxamuud Guuleed, maamulaha cashuuraha beriga wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Saaxil, oo shirkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa ku wargeliyay gaadiidley iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda in ay soo bixiyaan cashuuraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here