Bahda HargeisaPress .Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Sahal Maxamed Jaamac oo aabihii Marxuum Mohamed Jamac Xaaji Faarax ( injir) caawa ku geeriyoday Magaalada Hargeysa

0
1090

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.

 

Dhamaan dadkasi  Waxay Tacsi u dirayaan

Ergeyga Madaxweynaha uqaabilsan arimaha Bariga Somaliland Sahal Maxamed Jaamac oo aabihii Marxuum Mohamed Jamac Xaaji Faarax ( injir) caawa ku geeriyoday Magaaladda Hargeysa oo Bari Subaxana lagu aasi doono Xabaalaha Naasahablood ee magaalada Hargeysa.

 

Waxaanu Marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu Nasariistii Janno ka waraabiyo, qoyskii qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

 

AAMIIN…………………… ….AAMIIN……………….. …….AAMIIN………….

 

 

rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here