Bahda HargeisaPress Oo Bulshada Somaliland Iyo Akhristayaasheedaba Ugu Hambalyaynaysa Sanadka Cusub 2017

0
1225
sparkling trails of light drawing out the numbers 2017 in glowing light to welcome in the new year

Hargeysa,(HargeisaPress) —Maamulka, Shaqaalaha iyo dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee HargeisaPress.com Waxay Hambalyo udirayaan Shacabka Somaliland Munaasibada Sannadka Cusub 2017-ka Waxaanu illaahay ka Baryaynaa inuu Noqdo Sannadkii Horurmarka, Barwaaqada iyo Nabadgalyada, Waxaanu u Rajaynaynaa Dhamaan Shacabka Somaliland Meel kasta oo ay Dunida Dacaladooda ka Joogaan inay Farxad iyo Barwaaqo ku Gaadhaan Sannadka Sannadkiisa illaahay idankii, Waxaanu idiin Rajaynaynaa Dhamaan Akhristayaashayada Sharafta badan in illaahay ina Siiyo Khayrkiisa. si qaran ahaan aynu u gaadhno himilada shacabkeena.

Waxaanu idiinku Bushaaraynaynaa in Sanadka Cusub 2017 insha allaah Shabakada Caalamiga ah ee HargeisaPress.com lagu Soo Kordhin Doono Barnaamijyo Cusub .

Kullu Caam Wa Antum Bilkhayr.

Maamulka HargeisaPress

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here