Badhasaabka Buuhoodle Oo Soo Gebagabeeyay Shir Lagu Heshiisiinayay Beello

0
588

Buuhoodle (Hargeisa Press): Laba beelood oo wada dega gobolka Buuhoodle iyo Qorilugud ayaa ka heshiiyey dilal iyo Dhaawacyo hore u dhex yaaley.
Munaasibad ka dhacdey Hotel Rays ee magaaladda Buuhoodle, waxaa si rasniya u furay badhasaabka gobolka Buuhoodle Nasteex Maxamed Cabdule.

Waxaana furitaanka shirkaasi ka soo qaybgaley Cuqaasha iyo Waxgaradka labada Beelood.
Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Buuhoodle Badhasaabka Gobolka Buuhoodle Nasteex maxamed Cabdule, oo qeyb Libaaxle ka qaatey heshiishinta labada Ardaa ee walaalaha.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here