Hadaanu nahay beesha Subeer Awal ee degan wadanka UK Gaan ahaan magaalada Bistol , waxaan hiil iyo hooba ku tageerenaa suldanka guud ee beesha a Subeer Awal Suldan Hassan Sudaan
Hadanu nahay beesha Subeer Awal waxaanu toos u dhalacaynaa iyo cambarayn usoo jadanaynaa ka daba hadahadlayaa Suldaanka Guud ee soojireenka ah oo mudan Ixtiraam iyo karaamay Huwan Raga magaac doonka ah leenahay xishooda oo wax is kula hadha waxaa nasiib daro ah in shakhsiyaad magacyo sitaa oo aan Suldaan daayo aan caaqil reer noqon Karin Waxa kala oo dhabowday, hadalka suldaan hassan Suldaan Cabdilaahi Sudaan Cabdiraxmaan uu ku yidhi Madaxweyne Siilaanyo ee uu ku laha markii aan ku tageeray ee aan lahaa hala taageero xiligii oloha aad ku jirtay waanan Hala siiyo codka wakhtigii madaxweyne Dahir Riyaal iga ma daba qaban laakiin maanta oo aan leeyahay hala raaco talloonka komoshinka Saleebaan he noqdo oday Dhitaato u horseeda Dalk,Dadka Somaliland hadaba Hadaab nahay odayaasha, Salaadiinta,aqoonahanka,Dhalinyaraa,Haweenka Beelwaynta Subeer Awal Waxaanu taageero mug leh ku taageersab nahay Komisanka Qaranka mudadaas yidhi ama cayimimeen in aan maalin lagu kordhin, sidaas Suldaanka beeshi yidhi ayaanu waafaqsan nahay
Waxa kale oo mar labaad ku cilinaynaa inay xishoodaan ku wan shilibmada dhaafsanaya dalka,dadka ee loo yaqaan Hooyoo ii hadal.
Alaa mahad leh
Xogyaha Guud ee beesha S Awal
Axmed Aadan Mooge