BAAFIN: Koos Maxamed Cali

0
288

HARGEISA–Waxaa la baafinayaa “Koos Maxamed Cali” waxaana raadinaysa innanteeda oo ku nool Qurbaha haddii Koos fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan:

Telephone: 00 252 63 4426833

Whatsapp: 00 252 63 4418174

 

LEAVE A REPLY