Laascaanood (HP): Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeya Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa ka hadlay xaalada guud ee Nabad-galiyo gobolka Sool gaar ahaana magaaladda Laascaanood.
Taliye Taani, oo maanta war-baahinta qaranka kula hadlay jiida hore ee fadhiisimadda ciidamadda qaranka, waxa uu sidoo kale faah-faahin ka bixiyay dagaaladii halkaa dhawaan ku dhex maray ciidamadda qaranka iyo kooxaha isa soo baahaystay.
Waxaanu sheegay tliyuhu in ciidamadda qaranka JSL ay awood u leeyihiin in ay magaalada Laascaanood ka saaraan kooxaha isa-soo urursaday. Laakiin, ay dadka shacabka ah ee magaaladda ku sugan u tudhayaan.
DAAWO: Hadalka Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeya Gaas Nuux Ismaaciil Taani:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.