Anigoo ah Muj. Aamina Yuusuf Aar (Aamina Timo-dheer) waxaan dhambaal tacsi ah dirayaa Muj. Maxamed Cilmi Galaan oo Shalay Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada.
Dhamaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Ehelkii ay ka baxdayna Ilaahay Samir iyo Iimaan Haka Siiyo. Marxuumadana Ilaahay Janadii Fardawsa Haka Waraabiyo, Maalmo khayr badan ayay hoyatay Marxuumadu maalmo ciid ah inagoo soo dhamaysanay Soonkii bishii barakaysnayd ee Ramadan. Ilaahay waxaan marlabaad uga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo. , Aamiin… Aaamiin.
INAA LILLAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN