Wefti Ka Socda Itoobiya Oo Booqday Berbera

0
830

Berbera (Hargeisa Press): Wefti ka socda dawladda federaalka iyo ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta booqday dekadda Berbera.
Weftigan oo maalmahanba ku sugnaa caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa kulamo la yeeshay wasiirro iyo madaxda Somaliland.
Waxaana weftigaasi hogaaminaya wasiirka waraabka iyo arrimaha deegaanka ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here