Hargeysa,(HargeisaPress) —Shaqaale ka tirsan telefiishanka Horn Cable oo warbixin ka soo diyaarinayay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa askari ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland weerar ku qaaday isagoona hawl wadeenadaasi u gaystay jidh dil.