Xukuumadda oo Shaacisay Xilliga Reer Hargeysa Biyo Nadiif ah oo Ku Filan Helayaan

0
1015

Hargeysa, (HargeisaPress) –Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore oo maanta hor tagay Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaaciyey in magaalada Hargeysa ay biyo ku filan heli doonto sannadka soo socda ee 2019.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here