Xisbiga Kulmiye Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ka Difaacay Dhaliilaha Uga Imanaya Bulshada

0
646

Hargeysa,(HargeisaPress)—Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbi xaakimka kulmiye Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa ka hadlay xaalada colaadeed ee deegaanka ceel afwayn kasoo cusboonaatay

Sidoo kale xildhibaan warfaa ayaa wasiira arimaha gudaha ka difaacay dhaliilaha uga inamaya bulshda qaybo kamid oo ku dhaliilsan xikka wasaarada arimaha gudaha iyo xalin la,aanta colaada ceel afwayn

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here