Xildhibaannada Guurtida oo la isugu yeedhay fadhigii muddo-kordhinta Wakiilada

0
929

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xoghayaha golaha Guurtida Somaliland Garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi oo maanta warbaahinta la hadley, ayaa shaaciyay in maalinta berito ah loo fadhiisan doono fadhigii loo balan sanaa eek u aadanaa mudo kordhinta golaha Wakiilada, Isagoona Mudanayaasha golaha Guurtida ugu baaqay in ka soo xaadiraan fadhigaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here