Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Sababta Uu Uga Tanaasulay Hankiisii Murrashaxnimo Kana Dhawaajiyay Xildhibaanka Uu Codkiisii Siiyey

0
991

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay sababta uu uga tanaasulay hankiisii murrashaxnimo ee uu lahaa ee ugu tartamayay jagada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somalilandd.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here