Xasan Waraabe-cadde oo Sharraxay Sababta Baajisay Bandhiggii Maxamed-BK, Taageero Balaadhana u Muujiyay

0
1007
fananka caanka ah ee reer Somaliland Maxamed BK

Oslo,(HargeisaPress)— Xasan Waraabe-cadde, ayaa ka hadlay sababta uu u baaqday Bandhig-faneed uu Fannaanka Maxamed Siciid Cabd (BK) ku dhigi lahaa habeen-hore magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxaanu sheegay in arrimo la xidhiidha amniga ay Ciidanka Ammaanka Kenya u joojiyeen.

Xasan Waraabe-cadde, oo ku sugan dalka Norway, ayaa sheegay in laga casuumay Maxamed-BK, ayaa sheegay in Maraykanka iyo dalal Yurub ka tirsan oo uu dhawaan ka dhigi doono bandhig-faneedyo kala duwan, isla markaana uu soo dhawaynayo go’aanka uu qaatay ee uu ku joojiyey bandhiggii Nairobi, markii digniin dhinaca ammaanka ah ay ciidammadu heleen ka dib.

Xasan Waraabe-cadde oo ka hadlaya baaqashada bandhig-faneedkaas oo dadka qaar macno yaal kale iyo dhinacyo caaddifadeed ula kaceen, balse uu xasan si hufan uga hadlay, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here